Khadka Tooska ah ee Macluumaadka COVID-19 ee Gobolka: Garaac 1-800-525-0127, kadibna riix #. Caawimaad luuqadeed ayaa la heli karaa.
- 6 subaxnimo ilaa 10 habeenimo, Isniinta
- 6 subaxnimo ilaa 6 galabnimo Talaatada ilaa Axada, iyo maalmaha fasaxyada gobolka (Kaliya Ingiriisi)
Fadlan ogoow: Xaruntu lala soo hadlaya ma heli karto natiijooyinka shaybaadhka COVID-19. Su’aalahan ku saabsan baadhitaanka, fadlan la xidhiidh adeeg bixiyahaaga daryeelka caafimaadka.
Fariin qoraal ah ugu soo dir kalmada ““Coronavirus” lambarka 211211 si aad ugu hesho macluumaad iyo macluumaadka ugu danbeeyay taleefankaaga meel kasta oo aad joogto Waxaad heli doontaa linkiyada macluumaadka ugu danbeeyay oo COVID-19 ah, oo ay ku jiraan macluumaadka ugu danbeeyay iyo goobaha loogu talo galay qoysaska, ganacsiyada, ardayda iyo wax kale oo badan.
Lambarkaaga sibka fariin ugu dir 438-829 (GET VAX) si aad u hesho meel talaal ah oo kugu dhaw.