Af-soomaali

Washington State Department of Health (DOH) waxay u hoggaansantahay sharciyada xuquuqaha rayidka Dowlada mana midab soocayso midab takoor kusalaysan jinsiyad, midab, asal dhallasho, da', naafonimo, ama nooca uu qofku yahay. DOH dadka uguma reebayso ama ulama dhaqmayso si dadka kale ka duwan sabab jinsiyeed, midab, asal dhallasho, da', naafonimo, ama nooc qofka ah darteeda.

Washington State Department of Health:

  • Waxay bixisaa caawimaado bilaash ah iyo adeego la siiyo dadka qaba naafooyin si ay noogula xiriiraan si heer sare ah sida;
    • Turjubaano luuqada indhoolayaasha ah oo aqoon u leh
    • Macluumaad qoran oo qaabab kale ah (far waaweyn, dhagaysi, qaabab qoraalo eliktaroonig ah oo la heli karo, iyo qaabab kale)
  • Waxay bixisaa adeego luuqad bilaash ah oo la siiyo dadka luuqadooda asalka ahi aanan ahayn Ingiriisi, sida;
    • Turjubaano aqoon u leh
    • Macluumaad ku qoran luuqado kale

Haddii aad u baahantahay adeegahan, laxiriir 1-800-525-0127.

Haddii aad aaminsantahay DOH ay ku guuldareysatay in ay bixiso adeegahaan ama ay sameysay midab takoor qaab kale ah oo kusalaysan jinsiyad, midab, asalka dhallashada, da'da, naafonimo, ama nooca qofka uu yahay, waxaad fayl cabasho ah ku diri kartaa boosto adiga oo u diraya:

Washington State Department of Health
The Center for Facilities, Risk and Adjudication
Attn: Civil Rights Program
PO Box 47890
Olympia, WA 98504-47890
1-800-525-0127
Civil.Rights@doh.wa.gov

Waxaad u samayn kartaa faylka cabashada qaab shakhsiyeed ama qaab boosto, faakis, ama iimayl.

Sidoo kale waxaad u samayn kartaa fayl cabasho xuquuqaha rayidka ah dhinaca Waaxda Adeegaha Caafimaadka iyo Banii'aadamka Mareykanka, Xafiiska Xuquuqaha Rayidka, qaab eliktaroonig ah tooska bogga internetka Xafiiska Cabashada Xuquuqaha Rayidka, laga helo cinwaankan https://ocrportal.hhs.gov/ocr/portal/lobby.jsf, ama qaab iimayl ama teleefoon halkan:

U.S. Department of Health and Human Services
200 Independence Avenue, SW
Room 509F, HHH Building
Washington, D.C. 20201
1-800-368-1019, 1-800-537-7697 (TDD)

Foomamka cabasho waxaa laga heli karaa cinwaankan HHS