Washington State Department of Health (Waaxda Caafimaadka ee Gobolka Washington) waxay ku faraxsan tahay inay billoowdo bixinta adeegga tooska ah ee macaamiisha ee wax laga badelay looguna talagalay diiwaannada muhiimka ah (Ingiriis kaliya) iyo Ruqsada daryeelka caafimaadka (Ingiriis keliya). Fadlan ogoow: Adeegyada tooska ah ee shaqsiyaadka waxbaa iska badeli kara maadaama gobalku doonaayo in la balaariyo waxna laga badelo.
Su'aalaha guud oo ku saabsan caafimaadka dadweynaha ama haddii aad qabto su'aalo ku saabsan meesha aad boostada ku direyso
- 360-236-4501 ama
- 800-525-0127
- Iimaylka
Su'aalaha ku saabsan ruqsad siinta, cusbooneysiinta iyo cabashooyinka
- Oonleen: Xarunta Wacitaanka ee Hubinta Tayada Nidaamyada Caafimaadka (Health Systems Quality Assurance) (Af-Ingiriis ku qoran)
- Taleefoonka: 360-236-4700
Dalbashada shahaadada dhalashada, dhimashada ama guurka
- Sida loo dalbado shahaadooyinka (Af-Ingiriis ku qoran)
- Taleefoonka: 360-236-4300
- Oonleen: ku dalbo adigoo adeegsanaayo www.vitalchek.com (Af-Ingiriis ku qoran)
Barnaamijyada iyo Adeegyada Department of Health
- Tusaha Xiriirada (Af-Ingiriis ku qoran)
Isticmaalayaasha TTY
- Garaac 711 si aad u hesho adeegga Washington Relay
Caawimaada luuqada (waa bilaash)
Taleefoonka: 1-800-525-0127
Falcelinta Department Of Health (DOH, Waaxda Caafimaadka) | Saacadaha Xafiiska iyo goobaha (Af-Ingiriis ku qoran)