Somali

Qaar ka mid ah waraaqaheena iyo adeegyada waxaa lagu heli karaa Soomaali. Haddii ay jiraan warbixin aan lagu bixin luuqadaada, la xiriir Washington State Department of Health oo adeegyada fasiraada (bilaash ah) ee 800-525-0127.

Warbixinta ku saabsan WIC

WIC (Women, Infants and Children Nutrition Program, Dumarka, Ilmaha iyo Barnaamijka Carruurta) waa barnaamij caawiyaa qoysaska sida kuwaaga inay helaan cunto caafimaadan iyo wax badan. WIC sidoo kale waxay taageertaa dumarka uurka, hooyooyinka cusub iyo hooyooyinka naasnaajinayo, iyo carruurta 5 sanno jirka iyo ka hooseeyor.

Wixii warbixin dheeraad ah soo wac 1-800-322-2588.

Si aad cabasho u sameysid

  • Si aad u sameysid cabasho ka soo horjeedo isbitaalka, hoteelka, hoteelka ama maqaayada, soo wac 800-525-0127
  • Si aad u sameysid cabashada ka soo horjeedo dhaqtarka, kalkaalisada ama xirfadlaha caafimaad, soo wac 360-236-4700
  • Si aad u sameysid cabashada ka soo horjeedo DOH adeegyada ku saleysan aasaaska takoorida, soo wac 360 236-4010

Wixii diiwaanada muhiimka ah

  • Si aad u codsatid ama u saxdid shahaadada dhalashada, dhimishada ama guurka, soo wac 360-236-4300

Si aad u heshid kaarka shaqaalaha cuntada

Si aad u heshid ama u cusbooneysid shatiyada xirfada

  • Si aad u heshid ama u cusbooneysid shatigaaga xirfada, soo wac 360-236-4700

Adiga iyo qoyskaaga

sonkorowga uurka (Gestational diabetes)

Doorashooyinka Caafimaadka leh ee Carruurta! (Healthy Choices for kids)

Hurdo Caafimaad Leh: Adiga iyo Ilmahaaga Dhashay (Healthy Sleep for You & your Baby)

Talooyinka uur caafimaad ah (Tips for a healthy pregnancy)

Tallooyinka la siiyo Hooyooyinka Cusub (Tips for new moms)

Bulshada iyo jawiga

Warbixin dheeraad ah dhaqso ayay imaaneysaa!

Gurmadyada

Alaabooyinka Degdegga (Emergency Supplies Checklist)

Sida Loo Isticmaalo 9-1-1 (How to use 911)

Ammaanka Kaarbon Monoksaydh (Carbon monoxide poisoning)

Cimilada Qabow (Cold weather)

Ammaanka Xilliga Kulul (Hot weather precautions)

Dab Kacay (wildfires)


Nala soo xiriir

Ka soo wac: 800-525-0127

I-meelka:

101 Israel Rd SE, Tumwater, WA 98501

Waaxda Caafimaadka Deegaankaaga

Department of Health
Social Media

Facebook Icon Twitter Icon YouTube Icon Instagram Icon Medium Icon